WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliland Oo Magalada Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeisa(WJN):-Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland ayaa magalada hargaysa lagu soo dhaweeyay kadib markii soo socdaal shaqo ku marayay qaybo ka mid ah gobolada bariga somaliland
intii uu safarkiisa ku maqanaa waxa uu mashariico kala duwan ka hirgaliyay deeganada kala duwan ee gobolada bariga somaliland sidoo kalena waxa uu xadhiga ka jaray mashariico horumarineed oo deeganadaasi laga hirgaliyay

 

https://youtu.be/g5XT21ATD0Y

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye Akadir Habbane

Exit mobile version