HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka maroodi jeex iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbiga ayaa sheegay in uu dil ugu hanjabay taliyaha ciidanka booliska ee saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa
Sidoo kale masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dacwad ka gudbiyanayaa taliyaha falkaa kula kacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/tWTkBZwy2-U