WAJAALE NEWS

Xoghayaha Ganacsiga Iyo Warshadaha Ee Xisbiga Waddani Oo Wasiirada Ganacsiga Maaliyada Jsl Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha gancsiga iy warshadaha ee xisbiga waddani xamse cabdiraxmaan khayre ayaa xukuumadu ku eedeeyay in ay ku fashilantay waxka qabashada tacriifada ay DP WORLD Kor uqaaday oo sobobay in ay dekeda berbera 10cisho xidhan tahay.

Sidoo kale xoghaye xamse ayaa wasiirada ganacsiga iyo maaliyada ugu baaqay in ay iscasilaan maadama ay ku fashilmeen masuuliyadii ay ummada uhayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version