WAJAALE NEWS

DAAWO; Dadweynaha Deegaanka Agamsaha Ee Gobolka Gabiley Oo Cabasho Ka Muujiyey Adeegyada Baahiyaha Aasaasiga Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada,

GABILEY(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka Agamsaha ee gobolka gabiley ayaa cabasho xogan ka muujiyay baahiyaha aas aasiga oo gabi ahaanba aan waxba looga qaban islamarkaana aanay jirin wax loo qabtay deegaankan

Sidoo kale dadwaynaha ayaa baaq udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay usoo jeediyeen in hoos loo eego deegaanka oo gabi ahaanba ka aradan adeegyada caafimaadka waxbarshada IWM.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version