|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadweynaha Deegaanka Agamsaha Ee Gobolka Gabiley Oo Cabasho Ka Muujiyey Adeegyada Baahiyaha Aasaasiga Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada,
December 26, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka Agamsaha ee gobolka gabiley ayaa cabasho xogan ka muujiyay baahiyaha aas aasiga oo gabi ahaanba aan waxba looga qaban islamarkaana aanay jirin wax loo qabtay deegaankan Sidoo kale dadwaynaha ayaa baaq udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay usoo jeediyeen in hoos loo eego deegaanka oo gabi ahaanba ka aradan adeegyada caafimaadka waxbarshada IWM. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukumadda Oo Wadda Qorshaha Dib U Habaynta Nidaamka Maaliyadeed Ee Wadanka Iyo Hay’addaha Ay Saamayn... Dadweynaha Iskaga Kala Goosha Hargaysa Iyo Muqdisho Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Amar Ay Xukumada S... Madaxweyne Biixi Oo Lagu Eedeeyay In Uu Ku Kacay Distuur Jabin Iyo Tirada Masuuliyiinta Uu Magacaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|