WAJAALE NEWS

“Xirsi Arrimaha Dhaqaalaha Aqoon Umuu Lahayn, Waxaa Uu Iga Qorayna Waa Been” Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi

Hargeysa(WJN)- Eng: Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa Wasiirkii Maaliyadda Xukuumaddii uu Axmed-Siilaanyo markii la doortay soo dhisay ee ugu horreysay, ayaa Beeniyey waxyaabo ku qoran Buugga uu qoray Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan ee Miyiga illaa Madaxtooyada ee uu toddobaadkii hore soo bandhigay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version