WAJAALE NEWS

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo Ujeediyay Maayarka Iyo Khilaafka Hadheeyay Kal Fadhigii Golaha.

GABILEY(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa eedo culus ujeediyay maayarka magaalada gabiley oo khilaaf ismarin waagi uu ku dhexmaray fadhigii golaha deegaanka.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa warbaahinta ka sheegay in ay maayarka isku khilaafeed in uu golaha hor keeno xisaab xidhkii miisaaniyadii 2021 oo golaha cusubi ay kazoo gaadheen sedexdii bilood ee udanbeeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version