Hargeisa(W.N):-Wasaarada Caafimaadka oo Kaashanaysa Hay’ada Save the Children Ayaa Hargeisa Kusoo Bandhigay Tirada Caruurta U Dhimatay Cudurka Oofwareenka.
DAAWO;-Save The Children Oo Soo Bandhigtay Xog Ururin Daboolka Ka Qaaday Tirada Caruurta U Dhimata Xanuunka Oof-wareenka.
