WAJAALE NEWS

“Telesom Waa Shirkad Lawada Leeyahay, Waxa Ay Xaqiijisayna Halagu Daydo, Xukuumaduna Waa Inay Garab Istaagto”..Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa (WJN)- Sh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Sheekh Aadan-siiro” oo ka hadlayay madal lagu soo dhaweynaayey guddoomiyaha shirkada Telesom, ayaa shirkadaasi ku amaanay horumarka ay ku talaabsatay , Isagoona cadeeyey in Telesom ay tahay shirkad la wada leeyahay  haboon tahayna in lagu daydo.

Dhinaca kale Seekh Aadan Siiro ayaa Xukuumada ugu baaqay inay garab istaagto shirkada Telesom oo uu ku sifeeyey shirkada magacii Somaliland meel dheer gaadhsiisay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/I0mLqz8_Y7U

Exit mobile version