WAJAALE NEWS

Shaqaalaha Muruq-maalka Berbera oo Ka Mudaharaaday Ajaaniib Kala Wareegay Shaqadii

Berbera (WJN)- Shaqalaha muruq-maalka ah ee magaalada Berbera ee ka xoogsan jiray saldhiga Milateri iyo garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqaale ajaanib ah oo kala wareegay gabi ahaanba  shaqadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version