LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo habeenkii xalay magaalada london kaga qaybgalay munaasibad ay taageerayaasha xisbiga waddani ee dalka ingiriisku ku qaabileen wafti uu hogaaminayay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa sheegay in talada dalka ay hayaan madaxwayne biixi in aanay dalka ka qabsoomay wax doorasho ah islamarkaana loo baahan yahay sidii looga badbaadin lahaa somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;