Shaqaalaha Muruq-maalka Berbera oo Ka Mudaharaaday Ajaaniib Kala Wareegay Shaqadii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Muruq-maalka Berbera oo Ka Mudaharaaday Ajaaniib Kala Wareegay Shaqadii
November 21, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Shaqalaha muruq-maalka ah ee magaalada Berbera ee ka xoogsan jiray saldhiga Milateri iyo garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqaale ajaanib ah oo kala wareegay gabi ahaanba  shaqadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS