WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Laascaanood

Laascaanood (WJN)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version