Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Laascaanood
November 24, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS