WAJAALE NEWS

Dawlada Somaliland Oo Canbaaraysay Hawlgalo Daan Daansi Oo Shiinuhu Ku Wada Dalka Taiwan.

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa canbaaraysay hawlgalo daan daansi weerar ah oo dawlada shiinuhu ku wado dalka Taiwan oo ay daris yihiin Somaliland ayaa shiinnaha ugu baaqay in uu ilaaliyo madaxbanaanida Taiwan iyo deganaanshaha caalamka.

 

 

Exit mobile version