WAJAALE NEWS

”Madaxtooyadu Waa Meesha Ay Ka Soo Burqanayso Naxliga Nacaybshahu”.Barkhad Jaamac Batuun

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha cadaalada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi “Batuun” ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedaymo Madaxtooyada Somaliland u soo jeedisay Xisbiga Waddani, Isagoona ayaan daro ku tilmaamay hadalkii maalintii shalay ahayd ka soo yeedhay Af-hayeenka Madaxtooyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7pFz_FvVLkY

Exit mobile version