”Madaxtooyadu Waa Meesha Ay Ka Soo Burqanayso Naxliga Nacaybshahu”.Barkhad Jaamac Batuun | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Madaxtooyadu Waa Meesha Ay Ka Soo Burqanayso Naxliga Nacaybshahu”.Barkhad Jaamac Batuun
November 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha cadaalada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi “Batuun” ayaa jawaaab adag ka bixiyay eedaymo Madaxtooyada Somaliland u soo jeedisay Xisbiga Waddani, Isagoona ayaan daro ku tilmaamay hadalkii maalintii shalay ahayd ka soo yeedhay Af-hayeenka Madaxtooyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7pFz_FvVLkY

COMMENTS
LINKS