WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Gaybgalay Xuska Sanad Guuradii Xisbiga DDSI Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay!

JIG JIGA(W,N) Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax ayaa ka qaybgalay  xuska sanad guuradii xisbiga dimuqraadiga shacabka itoobiya oo lagu qabtay magaalada jig jiga .

Abwaan xasan dhuxul ayaa khubad kooban oo iskgu jirtay hambalyo iyo dardaaran ka jeediyaymunaasibadan oo ay goob Joog ka ahaayeen gudoomiyaha xisbiga Axmed Shide. Ahna wasiirka maaliyada dawlada fadaraalka itoobiya , Madaxwaynaha DDSI Mustafe Muxumed Cagjar iyo masuuliyiin kale/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WEEDHIHI ABWAAN LAABSAALAX KA YIDHI SANAD GUURADII XISBIGA DDSI;

Exit mobile version