DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Gaybgalay Xuska Sanad Guuradii Xisbiga DDSI Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Ka Gaybgalay Xuska Sanad Guuradii Xisbiga DDSI Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay!
July 24, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax ayaa ka qaybgalay  xuska sanad guuradii xisbiga dimuqraadiga shacabka itoobiya oo lagu qabtay magaalada jig jiga .

Abwaan xasan dhuxul ayaa khubad kooban oo iskgu jirtay hambalyo iyo dardaaran ka jeediyaymunaasibadan oo ay goob Joog ka ahaayeen gudoomiyaha xisbiga Axmed Shide. Ahna wasiirka maaliyada dawlada fadaraalka itoobiya , Madaxwaynaha DDSI Mustafe Muxumed Cagjar iyo masuuliyiin kale/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WEEDHIHI ABWAAN LAABSAALAX KA YIDHI SANAD GUURADII XISBIGA DDSI;

COMMENTS
LINKS