WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Porf: Aadan Xaaji Cali Axmed iyo waftigii garyaqaanada ee uu hogaaminayay oo maal mihii u danbeeyay safaro uu ugu kuur galayo xaaladaha maxkamadaha iyo cadaalada ku marayay gobolada bariga ayaa waxaa ay maanta gaadheen magaalada Berbera.

Dhinaca kale Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxa kale uu xadhiga ka jaray sadex dhisme oo ay kala yeelaan doonaan daarajada Maxkamadaha kala duwan ee dalku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version