HARGAYSA(W,N) Muran xoogan ayaa ka taagan kursigii uu ka geeriyooday xildhibaan cali aareeye oo kasoo jeeday gobolka salal
Muranka tagaan sifaha loo buuxinayo iyo waxa uu sharcigu ka qaban ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan axmed cabdi kaahin (casood) oo ay isku deegaan ahaayeen xildhibaanka ka baxay mudanayaasha golaha wakiilada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;