WAJAALE NEWS

DAAWO; Idaacada BBCda Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Wax Qabadka Madaxwayne Biixi Iyo Mucaaridka Oo Ku Kaliyaystay+Sobobta Xukuumada Uga Maqnaatay.

HARGAYSA(W,N) Idaacada  Af somalida ee BBCda Ayaa Qabatay Dood Kulul oo laga hadlaayay wax qabadka Xukuumada madaxwayne muuse biixi mudada halka sano ee ay xilka haysay taasi ka hadalkeeda ay ku kaliyaysteen macaaridku iyadoo gabi ahaanba aanay jirin cid xukuumada ka socotay oo doodan qayb ka ahayd,

Sidoo kale Dooda oo jilayaasheedu mucaarid kaliya  ahaayeen ayaa lagu sheegay in xukuumadu ku fashilantay waxyaalihii ay bulshada u balan qaaday in qabanayso.

Daadihiyaha Doodan ayaa si cad usheegin sobobta ay xukuumada uga soo qaybgalin waayeen wallow uu xusay in ay ka xun yihiin ka maqnaanshaha dawlada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN;

https://youtu.be/pJDm0Yb3CWE

Exit mobile version