WAJAALE NEWS

Ujeedka Xildhibaano Kenya Ka Socda oo Hargeysa Yimi

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa soo gaadhay Xildhibaano ka socda dalka Kenya oo uu ka mid yahay gudoomiyihii hore ee degmada Wajeer.

Weftigan Xildhibaanada Kenya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti ayaa garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal waxa kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

https://youtu.be/nyKTFLr6q_4

Exit mobile version