|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Idaacada BBCda Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Wax Qabadka Madaxwayne Biixi Iyo Mucaaridka Oo Ku Kaliyaystay+Sobobta Xukuumada Uga Maqnaatay.
November 22, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Idaacada Af somalida ee BBCda Ayaa Qabatay Dood Kulul oo laga hadlaayay wax qabadka Xukuumada madaxwayne muuse biixi mudada halka sano ee ay xilka haysay taasi ka hadalkeeda ay ku kaliyaysteen macaaridku iyadoo gabi ahaanba aanay jirin cid xukuumada ka socotay oo doodan qayb ka ahayd, Sidoo kale Dooda oo jilayaasheedu mucaarid kaliya ahaayeen ayaa lagu sheegay in xukuumadu ku fashilantay waxyaalihii ay bulshada u balan qaaday in qabanayso. Daadihiyaha Doodan ayaa si cad usheegin sobobta ay xukuumada uga soo qaybgalin waayeen wallow uu xusay in ay ka xun yihiin ka maqnaanshaha dawlada, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN; https://youtu.be/pJDm0Yb3CWE Related posts:Xogta Dahsoon Iyo Saamaynta Xun Ee Xiisadda Karabakh Ku Yeelatay Caafimaadka Madaxwayne Putin! DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Raali Galin Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Arimaha Gud... DAAWO;-Wiil Uu Dhalay Muj Xasan Yoonis Habane Oo Si Adag Uga Hadlay Faro Galinta Ay Xukuumadu Ku Hay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|