Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada.
Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa si wada jir ah warbaahinta ula Hadley gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Cumar Sanwayne iyo Wasiirka wasaarada Maaliyada, Iyagoo ka warbixiyay ujeedka kulankan iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka