|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Somaliland oo La Kulmay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada
October 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada. Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa si wada jir ah warbaahinta ula Hadley gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Cumar Sanwayne iyo Wasiirka wasaarada Maaliyada, Iyagoo ka warbixiyay ujeedka kulankan iyo waxyaabihii ay kaga wada hadleen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:War-Deg-Dega Daawo: LaTaliyaha Ariamaha Doorashooyinka Ee Madaxwayne Silaanyo C/laahi Jawaan Oo Xilk... Maxkamada Ciidamada Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askarigii Dhawaan Sarkaalka Ku Dilay Magaalad... Ugaaska Guud Ee BeelahaCiise Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta Ee Gudaha Itoobi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|