WAJAALE NEWS

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashey Maamulka Hawda Ee Somaliya Lagu Wareejiyey

Hargeysa(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga hadashey maamulkii hawda oo si rasmi ah loogu wareejiyey Dawlada Somaliya isla markaana maanta  xadhiga looga  jaray goobtii laga maamuli lahaa hawda Somaliya .

Mareeyaha Haay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland Duuliye Sare Maxamed Cabdi Rodol oo ayaa ka digay khatarta ka iminka karta hadii hawda dalkii Somaliya  la isku odhan jiray lagu wareejiyo oo kaliya maamulka Moqdisho,Sidoo kale Maareyaha ayaa waxaa uu Dawlada Somaliya ku eedeyey in ay ka baxdey heshiisyo arintan ku saabsan oo labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya ku kala sexeexdeen Heshiisyadii Turkiga ka dhacay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version