WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay In Laysa Saaro Doorashada Madaxtooyada Iyo Ta Ururada Siyaasada!

HARGAYSA(W,N)-Xldhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa saaka golaha horkeenay laba mooshin kuwaasi oo la mariyay la taliyaha sharci islamarkaana uu sheegay in ay sharci yihiin

Sdoo kale xildhibaanada golaha ayaa cod uqaaday labadan mooshin oo mid ahaa in la isa saaro doorashada ururada siyaasada iyo ka madaxtooyada

Xildhibaanada ayaa ucodeeyay halkaasi oo ay 33mudane ogolaadeen halka ay ka aamuseen 19 xildhibaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version