WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen

Nairobi (WJN)- Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.

Kulaankan ayaa labada dhinac waxa ay  kaga wada hadleen sidii ay u siyaadin lahaayeen ganacsiga labada dal ee Kenya iyo Somaliland, dhaq-dhaqaaqa dadka iyo taageerida Kenya ku sameynayso ganacsiga Somaliland.

Exit mobile version