Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
October 25, 2018 - Written by Reporter:

Nairobi (WJN)- Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.

Kulaankan ayaa labada dhinac waxa ay  kaga wada hadleen sidii ay u siyaadin lahaayeen ganacsiga labada dal ee Kenya iyo Somaliland, dhaq-dhaqaaqa dadka iyo taageerida Kenya ku sameynayso ganacsiga Somaliland.

Sacad Cali Shire Sacad Cali Shire2 Sacad Cali Shire3 Sacad Cali Shire4 Sacad Cali Shire5 Sacad Cali Shire6 Sacad Cali Shire7 Sacad Cali Shire8 Sacad Cali Shire9

COMMENTS
LINKS