Borama (WJN)- Wafti Saraakiil ah oo ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay maanta soo gaadheen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaanay kulamo la qaateen maamulka iyo gudida nabad geliyada gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/UXUSsFSKTAI