Wafti Saraakiil Ah oo Ka Socda DDSI oo Soo Gaadhay Magaalada Boorama iyo Ujeedka Socdaalkooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Saraakiil Ah oo Ka Socda DDSI oo Soo Gaadhay Magaalada Boorama iyo Ujeedka Socdaalkooda
October 6, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Wafti Saraakiil ah oo ka socda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay maanta soo gaadheen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaanay kulamo la qaateen maamulka iyo gudida nabad geliyada gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UXUSsFSKTAI

COMMENTS
LINKS