WAJAALE NEWS

Wafti Ay Hogaaminayso Wasiirka Shaqo Gelinta Somaliland oo Gaadhay Dalka Jabuuti iyo Ujeedka Socdaalkooda

Hargeysa (WJN)- Wafti balaadhan oo ay hogaaminayso  Wasiirka wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha Bulshada Somaliland oo ay wehelinayaan Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Jabuuti iyo Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay galabta safar deg deg ah ugu anbabaxeen dalka Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version