Hargeysa (WJN)- Wafti balaadhan oo ay hogaaminayso Wasiirka wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha Bulshada Somaliland oo ay wehelinayaan Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Jabuuti iyo Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay galabta safar deg deg ah ugu anbabaxeen dalka Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka