WAJAALE NEWS

Qoysaskii Ka Soo Barakacay Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool oo Ka Dayriyay Xaaladooda Nololeed

Laascaanood (WJN)- Qoysaskii ka soo barakacay colaadii dhawaan labada beeleed ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa ka dayriyay xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin.

Qaar ka mid ah qoysaskaasi ka soo barakacay colaada deegaanka Dhumay ayaa waxa ay sheegeen inaanay haysan hoy iyo hanti midna, Waxaanay baaq u direen Xukuumada, Hay”addaha dowliga ah iyo dhamaan umada muslimka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version