Qoysaskii Ka Soo Barakacay Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool oo Ka Dayriyay Xaaladooda Nololeed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Ka Soo Barakacay Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool oo Ka Dayriyay Xaaladooda Nololeed
October 27, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Qoysaskii ka soo barakacay colaadii dhawaan labada beeleed ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa ka dayriyay xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin.

Qaar ka mid ah qoysaskaasi ka soo barakacay colaada deegaanka Dhumay ayaa waxa ay sheegeen inaanay haysan hoy iyo hanti midna, Waxaanay baaq u direen Xukuumada, Hay”addaha dowliga ah iyo dhamaan umada muslimka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS