WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Iyo Gudoomiye Cirro Oo kulan Gaar ah Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Iyo Xogaha laga Helayo!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Jsl Muuse Biixi iyo Gudomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta kulan gaar ah kuwada yeeshay Qasriga Madaxtooyada somaliland kaasi oo ahaa mid albaabadu uxidhnaayeen.

Xoghayaha abaabulka iyo wacyi galinta xisbiga wadani cabdilaahi geeljire ayaa ka warbixiyay waxa uu daarnaa kulankani iyo arimaha ay ka wada hadleen madaxwayne biixi iyo gudoomiye ciroo

Kulankan ayaa waxaan goob joog Aan ka ahayn Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version