WAJAALE NEWS

Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo Si Adag Uga Horyimid In Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Bedesho Maalinta Shuhaadada SNM

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdisalaan Yaasin oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hor yimid in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay bedesho maalinta shuhaadada SNM.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version