Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo Si Adag Uga Horyimid In Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Bedesho Maalinta Shuhaadada SNM | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo Si Adag Uga Horyimid In Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Bedesho Maalinta Shuhaadada SNM
October 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdisalaan Yaasin oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hor yimid in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay bedesho maalinta shuhaadada SNM.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS