HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shir uu kaga qaybgalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Kaasi oo ay iskugu yimaadeen madax ka kala socotay beelaha dir islamarkaana lagaga arinsanayay wixii laga yeeli lahaa saami beelaha dir ee baarlamaanka somaliya
Sdoo kale neg faysal ayaa sheegay in aanay jirin wax layidhaa somaliya islamarkaana loo baahan yahay in gudaha somaliya looga ololeeyo qadiyada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;