WAJAALE NEWS

“Itoobiya Iyadaa U Baahan Dekeda Berbera”.Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa u ka hadley sababta ay dowlada Itoobiya u iman wayday munaasibadii dib u balaadhinta dekeda Berbera ee maanta ka dhacday aqalka Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa.

 

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version