|
|||||
WAJAALE NEWS
“Itoobiya Iyadaa U Baahan Dekeda Berbera”.Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland
October 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa u ka hadley sababta ay dowlada Itoobiya u iman wayday munaasibadii dib u balaadhinta dekeda Berbera ee maanta ka dhacday aqalka Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|