WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasiya oo Ka Taagan Somaliland

Hargeysa (WJN)- Murashaxa madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cali Cabdi ayaa waxa uu ka hadey mowqifkooda ku aadan doorashooyinka Somaliland isagoona sheegay in hadalka Madaxweynaha Somaliland ay ka muuqato inaanay dalka ka dhacayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku.

Dhinaca kale Murashaxa Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Waddani ayaa waxa uu soo bandhigay waxyaabaha ay ku saluug san yihiin gudida koomiishanka doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version