|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasiya oo Ka Taagan Somaliland
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Murashaxa madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cali Cabdi ayaa waxa uu ka hadey mowqifkooda ku aadan doorashooyinka Somaliland isagoona sheegay in hadalka Madaxweynaha Somaliland ay ka muuqato inaanay dalka ka dhacayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku. Dhinaca kale Murashaxa Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Waddani ayaa waxa uu soo bandhigay waxyaabaha ay ku saluug san yihiin gudida koomiishanka doorashooyinka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sida ay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ugu Tumanayso Xuquuqda Aadam... Wasiir KuxigeenkaWarfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Fanaanad Aamina Cabdilaahi Oo Maanta Ku Geeriy... DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay In Ay Rarayaan Bacadlayaasha Waheen Iyo Gobonimo Sob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|