Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir-guddoominayay kal-fadhigii 67aad ee golahaasi ayaa waxa uu cadeeyay in Madaxweyne Muuse Biixi afka ka dhowrayo in uu cadeeyo in aanay qabsoomayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku.
Dhinaca kale Gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu si adag uga Hadley dagaal beeleedka deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool ku dhexmaray labada beelood ee walaalaha ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka