|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Afka Dhowrayo In Uu Cadeeyo In Aanay Dalka Ka Qabsoomayn Doorashooyinku
October 27, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir-guddoominayay kal-fadhigii 67aad ee golahaasi ayaa waxa uu cadeeyay in Madaxweyne Muuse Biixi afka ka dhowrayo in uu cadeeyo in aanay qabsoomayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku. Dhinaca kale Gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu si adag uga Hadley dagaal beeleedka deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool ku dhexmaray labada beelood ee walaalaha ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; -Barnaamijka Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka Tukaraq Iyo Sida Ay Somaliland Uga Hirgali... XOGO KU SAABSAN WADA HADAL XASAASI AH OO DHEX MARAY GUDD. CIRRO IYO MAXAMED AWSICIID, IYO NUXURKA DO... “Dawladda Waxba Kama Lumaan Qofka Guri Dawladdu Leedahay Ku Jira Ee Aaminay Inuu Isagu Leeyahay, Waa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|