Asmara (WJN)- Dawlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku kala saxeexday heshiis dhawr qodob ah.
Afhayeenka ururkaasi Cabdiqaadir Xasan Hirmooge “Cadaani” oo ayaa sheegay in qodobadaasi ay ka mid yihiin in colaada la joojiyo iyo in ONLF ay sii wadan karto halgankii iyo ujeedooyinkii ay u halgamaysay.
Halkan hoose ka dhagayso warkan oo faah-faahsan
https://youtu.be/-ooBggvMWHo