WAJAALE NEWS

Maamulka Guud Ee Shirkada Oomaar Oo Ka Waramay Waxyaabaha Lagaga Hadlay Shirka Madasha Wada Tashiga Dhaqaalaha Oo Maanta Ka Furmay Hargaysa!

“Umadd Kasta Inta Wax Soo Saarkeedu Leeg Yahay, Ayuu Dhaqaalaheeguna Yahay”Maamulaha Shirkada Oomaar.

HARGAYSA(W,N)-Maamulaha guud ee shirkada Oomaan Company Maxamed Muxumed Boqore “Maxamed Cali” oo ka qaybgalay shirka madasha wadashiga dhaqaalaha Somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa

Sidoo kale maxamed cali ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada shirkan iyo waxyaabaha diirada lagu saarayo oo ay ugu horayso wax soo saarku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version