TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha maxkamada ismaamulka somalida itoobiya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada tog wajaale qaybta ismaamulka itoobiya.
Waftiga oo ay kamid ahaayeen wasiirka waxbarashada iyo xubno kale ayaa ujeedada socdaalkoodu ahayd in ay soo galbiyaan maamulka cusub ee loo soo magacaabay magaalada Tog wajaale
Waxaan soo dhawayntii waftigan hadalo ka jeediyay Madaxdhaqameedka deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Tog wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;