Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa madal uu ka hadlayay wuxuu dhaliil culus ujeediyay hogaaminta madaxwayne muuse biixi balse waxaa si deg deg ah uga jawaabay wasiirka ciyaaraha boos mire ee isagu si qaawan u weeraray gudoomiye faysal.
Sidoo kale waxaa isna madashan ka hadlay siyaasi cali canter oo kamids Hogaanka sare ee xisbiga wadani kaasi oo sheegay in uu la mawqif yahay faysal cali waraabe ay dalka ka jiraan dhibaatooyinkaa uu sheegay
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Iyo Wixii kala Qabsaday faysal,Boos Mire iyo Siyaasi Cali Canter;